Deg Deg: Ciidamada Gobalka Sool Oo Xabsiga U Taxaabay Dad Badan Iyo Sababta + Jawiga Laascaanood Oo Kacsan

Deg Deg: Ciidamada Gobalka Sool Oo Xabsiga U Taxaabay Dad Badan Iyo Sababta + Jawiga Laascaanood Oo Kacsan

Dawlada Somaliland Ayaa Xabsiga Dhigtay Ku Dhowaad Toban Ruux Oo Loo Tuhmay Inay Qayb Ka Ahaayeen Weerar Lagu Qaaday Laba Saldhig Oo Ku Yaala Magaalada Laascanood

Shebekada BurcoOnline Ayaa Heshay Qaar Kamida Magacyada Eedaysanayaasha Xabsiga La Dhigay Oo Badi Kasoo Jeeda Ciidamada Uu Hogaamiyo Siyaasi Cago-lule ,Waxaana Kala Yihiin Cali Ciise,… cabdi fargeeto….. farxaan qayaad…. jimcaale iyo waliba ina quule Kuwaas Oo Dhamaantood Kamida Jabhadaha Kasoo Hor-jeeda Dawlada Somaliland,Isla Markaana Ka Tirsan Maleeshiyaadka,Uu Hogaamiyo Cago-lule

Xaalada Gobolka SOOL Oo Ah Mid Degan Isla Markaana Si Caadiya Ay U Socdaan Horumarka Ka Hirgelaaya,Hadana Waxa Barbar Socda Hadimo Ay Loogayaan Qaar Kamida Dadka Kasoo Jeeda Gobolka SOOL Oo Iyagu Siyaasad Ahaan U Adeega Jabhado Ka Dhisan Gobolka BUUHOODLE

Comments

comments

SHARE