Deg Deg: “Waanu Saluugsanahaya Xukuumadda Madaxweyne Biixi” Guddoomiyaha Shirka Beelaha Garxajis Oo Ka Hadlay Habsami U Socodka Shirka Iyo Arrimaha Ay Kaga Hadlayaan

Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shirka beelaha Garxajis Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir ayaa ka hadlay sida uu u socdo shirkaasi oo galay maalintii labaad arrimaha laga hadlay iyo cidda ay ka casuumeen,

 

Comments

comments