War Deg Deg Ah: Jawi Coleedada Oo Laga Dareemayo Degmada Tuko-Raq Iyo Ciidamada Maamulka Puntland Oo u Soo Dhaqaaqay Xudooda Somaliland + Heeganka Ciidamada Somaliland

War Deg Deg Ah: Jawi Coleedada Oo Laga Dareemayo Degmada Tuko-Raq Iyo Ciidamada Maamulka Puntland Oo u Soo Dhaqaaqay Xudooda Somaliland + Heeganka Ciidamada Somaliland

Warar naga soo gaadhaye Degmada Tuko-Raq Ee Gobalka Sool aya waxa ay sheegayan in ciidamada maamulka puntland ay u soo Ruqaan-sadan dhinaca iyo xudooda Somaliland gaar ahan Degmada Tuko-Raq

Ciidamada Puntland aya waxa la sheegaye iyaga oo hubeysan inay 5 km u soo gubeen Xudooda Somaliland Gaar ahan Deeganka Tuko-Raq iyo Ciidamada Somaliland oo isku Diyaariyey Dagaal ka Dhan ah Ciidamada Maamulka Puntland

Goob-Joogayaal ku sugan Xudooda Hore Ee Jiide Tuko-Raq aya waxa ay sheegayn in Laga Cabsi qabo inu wakhti Xaadirkan Ka Qarxo Dagaal Culusi Labada Ciidan Ee Somaliland Iyo Maamulka Puntland

Comments

comments