Deg Deg: Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Iska Xaadiriyey Tuko-Raq Iyo Ujeedada Socdaalkiisa + Xaalada Gobalka Sool

65

Deg Deg: Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Iska Xaadiriyey Tuko-Raq Iyo Ujeedada Socdaalkiisa + Xaalada Gobalka Sool

Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Mudane Nuux Taani aya waxa u iska Xaadiriyey Gobalka sool gaar ahan Degmada Tuko-Raq iyo xaalada gobalka sool oo cirka mareysa iyada oo u kacsan yahay jawiga tuko-Raq

Iyada oo maanta Ila Imika Laga Maqlayo Dhawaaqa Rasaasta Gudaha Magalada Tuko-Raq aya waxa imika xaalada Emergancy ahan ah u baxay Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Nuux Taani

waxana Ay wararku sheegayan in nuux taani iyo ciidamo adag oo u watay ay wakhti xaadirkan ku sii jeedan deeganka Tuko-Raq iyada oo soo kor meerayo xaalada Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Saan-santa Dagaal Ee ay ila hortaagan Yihiin Ciidamada Somaliland Iyo Maamulka Puntland

Comments

comments

SHARE