Deg Deg: Qarax Culus Oo Lala Beegsaday Ra’isulwasaaraha Itoobiya Balse Waa Sidee Xaalada Caafimaad

Waa Sidee Xaalada Caafimaad Ee Ra’isulwasaaraha Itoobiya “Qarax Imika Ka Dhacay Addis Ababa + Khasaaraha Ka Dhashay

Ra’isulwasaaraha Itoobiya aya waxa u khubad u jeedinayey shacab faro badan oo iskugu soo baxay goob fagaara ah aya waxa lala beegsaday qarax culus balse waa side xaladiisi

Wararka ay BBC-du heleyso ayaa sheegaya in Ra’isulwasaaraha Itoobiya si degdeg ah looga kaxeeyay goob ay dad aad u badan isugu soo baxeen magaalada Addis Ababa, kadib markii uu qarax ka dhacay, kaas oo ay dad ku dhaawacmeen.

Wariyaha BBC-da ee Addis Ababa Emmanuel Igunza waxa uu leeyahay “Ma cadda in waxa dhacay ay ahaayeen isku day qaarijin lala damacsanaa ra’isulwasaaraha”, balse taleefishinka Qaranka Itoobiya ayaa tabinaya in waxa dhacay ay ahaayeen wax aad u yar.

Comments

comments

SHARE