Cajiib: Sawirka Maanta Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo La Qadeeyey Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Somalia

Cajiib: Sawirka Maanta Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo La Qadeeyey Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Somalia

Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka ah Ee Somalia Madaxmed Cabdillahi Farmaajo aya waxa u la Dareen Noqday Ciidamada Ilaalada Qasrigga Madaxytooyada Somalia Ee Villa Somalia

Madaxweyne Farmaajo aya waxa ay Kamaraduho Qabtaan isaga oo la qadaynayaha Ciidamada Amisom Iyo Kuwa Xooga Dalka Somalia Oo Ku Labisan Direyska astaanta u ah Ciidamada Somalia

Comments

comments

SHARE