Somaliland: Muj Axmed Mire Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtey

Waxaa saaka garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa si diiran loogu soo dhaweeyey Muj Axmed Mire oo ka mid ahaa mujaahidinta ururkii Somaliland xoreeyey ee SNM .

Mujaahidka ayaa waxaa garoonka Hargeysa ku soo dhaweeyeydad weyne aad u tiro badan iyo xubno ka mid ah ururkii SNM oo uu ka mid yahay Muj Dhego Weyne .

Ujeedka ugu weyne ee uu mujaahidku dalka u yimid ayaa la sheegay in ay tahay sidii uu uga qeyb gali lahaa shir weynaha beelaha Garxaajis oo 23 bishan ka furmi doona buurta Gacan Libaax

Comments

comments

SHARE