Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Ka Mid Noqon Doono Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi + Xilka Loo Magacaabi Doono + Cida Lagu Bedelayo

32

Deg Deg: Ma Dhabaa Inu Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Ka Mid Noqon Doono Golaha Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi + Xilka Loo Magacaabi Doono + Cida Lagu Bedelayo

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Hada Soo Gaadhaye Xafiiska Wararka Ee Shabakada Wargane News aya waxa ay Xaqiijinayan inu Isku Shaandhaynta afka lagu hayo u ku jiro wasiirki hore Ee Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo U ka Mid Noqon Doono Golaha Wasiirada Muuse Biixi

Wararka Na Soo Gaadhaye aya waxa ay Xaqiijinayan in maxamuud Xaashi Loo Magacaabayo Wasaarada Duulista Iyo Hawda oo u Madaxweyne Muuse Dib Ugu Celinyo Wasaarad Buuxda Sidi Hore

Wali Lama Hubo Warar Rasmi ah Hadana Warar Ka Soo Burqanayah Dhanka Iyo Qasrigga Madaxtooyada Somaliland aya wax ay Tibaaxaysa inu Ex Wasiir Maxamuud Xaashi Ugu Cad Cad yahay Liiska Isku Shandhaynta Horta Taala Madaxweyne Biixi

Comments

comments

SHARE