Deg Deg: Jawiga Tuko-Raq Iyo Xaalada Dagaal Oo La Filayo Inay Ka Curato Iyo Ciidamada Puntland Oo U Soo Talaabay Xadka Somaliland

16

Deg Deg: Jawiga Tuko-Raq Iyo Xaalada Dagaal Oo La Filayo Inay Ka Curato Iyo Ciidamada Puntland Oo U Soo Talaabay Xadka Somaliland

Warar Hada Naga soo Gaadhaye Dhanka Iyo Jiida Hore Ee Magaalada Tuko-Raq Ee Ay Isku Hor Fadhiyaan Ciidamada Somaliland Iyo Maamulka Puntland aya waxa la sheegaya inay Xalaadoodu wakhti xadirkan Cirka Mareyso

Saaka Subaxdi Hore aya waxa la sheegaye inay Ciidamada Maamulka Puntland u soo gudban xudooda somaliland ee tuko-Raq

waraka aya waxa ay nagu soo gaadhyean inay ciidamada Maamulka ay Dagaal Diyaar u yihiin oo ay Ciidamo iyogawaadhi aya la soo galan Jiide Hore Ee Degmada Tuko-Raq

Comments

comments

SHARE