Deg Deg: Ciidamo Culus Oo Kasoo Goostay Puntland,Hubka Iyo Saanada Milatery Ee Ay Wateen Iyo Saraakiisha Ciidanka Qaranka Oo Soo Dhoweeyey + Sawirro

Ciidamo Culus Oo Kasoo Goostay Puntland,Hubka Iyo Saanada Milatery Ee Ay Wateen Iyo Saraakiisha Ciidanka Qaranka Oo Soo Dhoweeyey Ciidamada Qaranka Somaliland,Ayaa Deegaanka Tukaraq Ee Jiida Hore Kusoo Dhoweeyey Ciidamo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland Kuwaas Oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland,

Ciidamadan Soo Goostay Ayaa Watay Laba Gaadhi Oo Ticniko Ah Kuwaas Oo Ay Leeyihiin Maamulka Puntland,Waxaana Ciidankaasi Lagu Soo Dhoweeyey Deegaanka TUKARAQ Ee Jiida Hore,

Qaar Kamida Saraakiisha Ciidabka Qaranka Somaliland Ayaa Deegaankaasi Kusoo Dhoweeyey Ciidankan Kasoo Goostay Maamulka Puntland,Waxaana Ciidankaasi La Filaya In Loosoo Gudbiyo Magaalada Hargeisa Iyado Halkaasi Lagu Gudoonsiin Doono Abaal Marin Loo Diyaariyey

 

Comments

comments

SHARE