Deg Deg: Xaalada Magaalada Laascaanood Oo Cakiran Iyo Rabashada Culus Oo Ila Imika Socda + Dhaawaca Iyo Dhimashada

42

Deg Deg: Xaalada Magaalada Laascaanood Oo Cakiran Iyo Rabashada Culus Oo Ila Imika Socda + Dhaawaca Iyo Dhimashada

Saddex Haween ah ayaa ku dhaawacmay rabshado ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Rabshadahan ayaa bilaamay kadib markii gaadhi ay la socdeen ciidamo ka tirsan Millateriga Somaliland ay soo galeen gudaha magaalada si ay uga adeegtaaan laakiin waxa ay isku dhaceen dad shacab ah.

Dhaawaca saddexda dumar ah oo laba xaaladdoodu culus tahay ayaa la dhiggay Cisbitaalka Manhal ee magaalada.

Maamulka gobolka Sool weli kama hadal arrintan.

Comments

comments