Deg Deg: Tababarihi Xulka Spain Oo Hada Shaqadi Laga Caydhiyey

Xiriirka Spain ayaa abaabulay shir deg deg ah oo la sheegay in xilka looga qaadayo Julen Lopetegui kaddib markii uu heshiis la gaaray Los Blancos isagoo ku wargalin xulka Spain.

Shirka Jaraa’id ayaa labo saacadood ku dhawaad dibu dhacay, balse waxaa iminka Si Rasmi ah loo sheegay in Lopetegui laga ceyriyay xilka Tababranimo ee xulka Spain isla markaana uusan ku hogaamin doonin Koobka Adduunka oo hal maalin ka harsan.

Comments

comments

SHARE