Deg Deg: Maamulka Jaamacada Camuud Oo Eryey Guddoomiye ku Xigeenka Xisbiga UCID

Deg Deg: Maamulka Jaamacada Camuud Oo Eryey Guddoomiye ku Xigeenka Xisbiga UCID

Maamulka Jaamacada Camuud Ay Si Rasmi ah Uga Eryey Jamacada Guddmiyah Ku Xigeenka Labad Ee Xisbiga Ucid Cabdinaasir Muxumed Buuni

Maamulka Jaamacadda Camuud ayaa eryay guddoomiye ku xigeenka xisbiga UCID Cabdinasir Muxumed Buuni, oo ka mid ahaa Ardayda Jaamacadda gaar ahaana Kulliyada Sharciga kadib markii uu dhaliilay madaxda Jaamacadaasi sida ay sheegeen.

Buuni oo aan la xidhiidhay isagoo ku sugan Boorama ayaa ii sheegay in Jaamacadaas maamulkeeda ay la wareegeen xisbiga mucaaradka ah ee Waddani sida uu hadalka u dhiggay.

Jaamacadda Camuud iyo xisbiga UCID ayaa maalmihii la soo dhaafay Warbaahinta eedaymo isu-marinayay.

Comments

comments

SHARE