Deg Deg: Jaamacada Camuud Waxa Ay Noqotay Mid Reer Gaara Iyo Xisbiga Gaara Leeyahay Waxayna U Baahan Tahay In La Badbaadiyo + Muuqaal

Jaamacada Camuud Waxa Ay Noqotay Mid Reer Gaara Iyo Xisbiga Gaara Leeyahay Waxayna U Baahan Tahay In La Badbaadiyo……

Camuud Waxay Gashay Maalin Madaw Ka Did Markii Tacabkii Umadaasi Soo Galiyeen Uu Maanta Meel Cidlo Ah Ku Khasaaray Ka Dib Markii Xisbi Gaara Ay Gacanta U Gashay,Ka Dib Markii Beel Gaar Ahi Yeelatay.

Waxa Mesha Taalaa Waxa Weeye In Jaamacadii Umadani Lahayd La Badbaadiyo

Xubno Ka Tirsan Xisbiga Aan Walaalaha Nahay Ee Wadani Uu Ka Mid Yahay Madaxwayne Ku Xigeenka Jaamacada Camuud Maxamed Laangadhe Ayaa Maalin Dhaayto Waxa Uu Si Qaawan U Weerayay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Isagoona Ku Eedeeyay In Uu Noqday Af-hayeenkii Xukuumada

Isaga Oo Gudoomiyaha Xisbiguna Horay Ugu Jawaabay Dawlada Somaliya Waxa Ayaan Daro Ah In Jaamacadii Camuud Qaranimadii Ka Hor Timi Oo Ay Somaliaya Difaacdo

Abdinasir Buuni

Comments

comments

SHARE