Deg Deg: Dalka Sucuudiga Oo Hada Shaaciyey Maalinta La Ciidi Doono + Maalinta Ay Ku Beegantahay + Muuqaal

Deg Deg: Dalka Sucuudiga Oo Hada Shaaciyey Maalinta La Ciidi Doono + Maalinta Ay Ku Beegantahay + Muuqaal

Maxkamadda ugu sarraysay dalka Sucuudiga ayaa sheegtay in la ciidayo maalinta khamiista ee toddobaadkan

Maxkamadda ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay ku sheegtay inay bishan shacbaan ay ku dhammaanayso 29 maalinta ciidanu ay ku beegan tahay Khamiista.

Comments

comments

SHARE