War Deg Deg Ah: Jawiga Saaka Iyo Degmada Tuko-Raq Iyo Xaalada Dagaal Oo Laga Dareemayo Inu Dib Uga Qarxo

29

War Deg Deg Ah: Jawiga Saaka Iyo Degmada Tuko-Raq Iyo Xaalada Dagaal Oo Laga Dareemayo Inu Dib Uga Qarxo

Jawi Dagaal oo la Filayo inu Dib Uga Qarxo Ciidamo isku Hor Fadhiye Jiida Hore Ee Degmada Tuko-Raq aya waxa la sheegaya inay labada Ciidanba Galka Saaffta Kale Baxan oo ay isku Hub Diyaarsadaen iyaga oo hubki Ugu Culus Isku Soo Jeediyey

Ciidamada Maamulka Puntland aya waxa xalay saqdii Dhex Laga Dareemayey sida ay wararka ku helayso warbaahinta Wargane Dhaq-Dhaqaaq Ciidan Oo Xoog Leh Oo Laga Dareemayo Abaabul Ciidan

Dhanka Kale Ciidamada Qaranka Somaliland aya Iyaguna Heegan Culus Galay Xalay Saqdii Dhexa Oo isku Diyaariyey Dagaal, balse Saaka oo aanu la Hadlay Goob-Joogal ku sugan Jiida Hore Ee Tuko-Raq aya waxa ay Noo Soo Xaqiijiyeen Inu Wali Jawigu Degan Yahay

Iyada Oo Ay Sheegan Sido Kale inay Ciidamadu Wali Is Hor Fadhiyaan Had iyo Jeerna U Dagaal Ka Dhex Qarxi Karo maadama ay Ciidamo Awood Badani isla Hortaagan Yihiin Hub Iyo Geediid Tirro Badan

Comments

comments

SHARE