Deg Deg: Xiisad Coleedad Oo La Filayo Inay Dib Uga Qarxdo Degmada Tuko-Raq Iyo Maamulka Puntland Oo Ciidamo Iyo Hub Cusub Xamar Ka Keenay + Tiradooda + Sawiro

25

Deg Deg: Xiisad Coleedad Oo La Filayo Inay Dib Uga Qarxdo Degmada Tuko-Raq Iyo Maamulka Puntland Oo Ciidamo Iyo Hub Cusub Xamar Ka Keenay + Tiradooda + Sawiro

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Nagu Soo Gaadhaye Xafiisk Shabakada Wargane News aya waxa ay Xaqiijinaya In Ciidamo Culus Iyo Hub Adag lagaga Soo Cawiyey Maamulka Puntland Dhinaca Iyo Magalada Xamar

Wararkana aya waxa ay sheegayan in ciidamo dhan oo laga soo abaabulay dhinaca iyo Duleedka Muqdisho oo ay Tiradoodu Dhantahay 3000 Oo Askari iyo hibkoodi iyo gadiidkoodi ay Hada Soo Gaadhan Garoowe iyaga oo u soo Jeeda Dhanka Iyo Jiide Hore Ee Magalada Tuko-Raq

Wararkana aya waxa ay sheegayan inu ciidamaden ay ka Danbeeyen Kafib shirki ay ku shireen maamulada Somalia Ee Golaha Amanka Ee Ka Dhacay Magalada Baydhabo ay ahayd in logu Shiray Sidii Dagaal Culus Logu Qaadi Laha Jamhuuriyada Somaliland

Dhanka Kala Dhaq-Dhaqaaq Ciidamo oo laga Dareemayo Ciidamada Maamulka Puntland Ee Hor Fadhiye Ciidamada Qaranka Somaliland, Iyada Oo Xaaladu Meel Xasaasi ah Maraysa

Comments

comments

SHARE