War Deg Deg Ah: Saleeban Cali Koore Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Iyo Arrimo Xasaasi Ah Oo U Ka Hadlay + Muuqaal

Wasiirka biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Kooreayaa waxaa uu ka Hadley biyo la,aanta ay ka cabanayaan qaar ka mid ah shacabka magaalada Berbera Wasiirka ayaa sheegay in Berbera ay dhawaan heli doonto biyo macaan isla markaana biyo laga helay oo laga qoday 9 ceel oo cusub

Comments

comments

SHARE