War Deg Deg Ah: Ciidamo Ka Goostay Xukuumada Somaliland Oo Ku Biiray Maamulka Puntland + Tiradooda + Muuqaal

Ciidankii Saldhiga Booliska ee Degmadda Talleex  oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa ka goostay Saldhigoodii waxaanay shaaciyeen iyaga oo xidhan astaanta Ciidanka Booliska Somaliland in ay maanta laga bilaabo ka mid noqonayaan Ciidanka Putland,

Inkasta oo Ciidankan tiradoodu iyo saanada ay la tageen waynayn haddana waxaa laga cabsi qabaa in ay noqoto waddo furantay oo Putland ka Faa,idaysato

Comments

comments

SHARE