Deg Deg: Xukuumada Somaliland Oo Hada Ka Jawaabatay Eedayntii Puntland Ee Ardayda Balsa Maxay Kaga Jawaabtay

Deg Deg: Xukuumada Somaliland Oo Hada Ka Jawaabatay Eedayntii Puntland Ee Ardayda Balsa Maxay Kaga Jawaabtay

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Wuxuu Sheegay In Ardayda Dalka Joogta Aan Cidina Waxba Yeeli Karin Isla Markaana Amnigooda Ay Iyagu Masuul Ka Yihiin
Wasiirka Ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeedhay Puntland Ee Ku Saabsanaa In Ardayda Puntland U Dhalatay La Laynaayo Waxaana Xukuumadda Somaliland Sheegtay Inaan Arinka Waxba Ka Jirin
Somaliland-na dhaqan uma laha, qofkasta oo Soomaali ah oo somaliland joogo waa nin wadankiisii labaad jooga, dhaqankan ay maamulka Garowe la soo baxeen wax ka soo qaad ma leh waa nin Daad Qaadey xumbo cuskey.

○ Dhamaan ganacsatada,
○Dhamaan Shacabka dagan
○ Ardeyda Jaamacadaha Dhigta
○ Dadka caafimaadka u jooga.

Dhamaantood amnigooda anagaa ka masuul ah cid wax yeeli kartaana majiro, insha allah

Comments

comments

SHARE