Deg Deg: Ciidamada Maamulka Puntland Oo Isku Dhacay Iyo Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay + Laba Kooxod Oo Ay U Kala Jaban

Deg Deg: Ciidamada Maamulka Puntland Oo Isku Dhacay Iyo Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay + Laba Kooxod Oo Ay U Kala Jaban

Ciidamada Maamulka Puntland Gaar ahan Kuwe Jiida Hore Ee  Dagaalka Kula Jira Somaliland Ee Fadhiisintoodu Tahay Tuko-Raq aya waxa laga soo warinayah Inay isku Dhaxcan Laba Kabtan

Warar Soo Gaadhaye Xafiiska Wararka Ee Shabakada Wargane News aya waxa Loo soo Xaqiijiyey In Xalayto ay isku Dhacan Laba Captan oo ka Tirsan Ciidamada Maamulka Puntland Ee Hor Fadhiye Ciidamada Qaranka Somaliland

Waxana La Sheegaye Inay Ciidamadi Kale La Kale Saftaan Labada Captan Wali Warar Rasmi ah kamay Soo Bixin Balse Ilo Xogagaal oo Hada Soo Gaadhay Xafiiska Wararka Ee Wargane aya sida Tibaaxaye

Goor Dhaw Naga Filow Warkoo Faa-Faahsan Isha Ku Hay Shabakada Wargane News

Comments

comments