Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweyne Biixi Oo Kulankoodi U Horeeyey Wada Yeelan Doona + Goobta Ay Ku Kulmi Doonan

Xog-Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweyne Faramaajo Oo Kulankoodii U Horeeyey Wada Yeelan Doona +Dawlada Marti Gelisay Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlaayo

ilo Lagu kalsoon yahay Ayaa Sheegaya Inuu Madaxweynaha Soomaaliya Dhawaan Safar Ku tagyo dalka Jabuuti,waxaana Sidoo kale halkaasi Kusii Jeeda Madaxweynaha Soomaliland Muuse Biixi.

Safarkani oo hordhac U Ah wada Hadlo U Furmaya Dawlada Soomaliland iyo Dowlada Dhexe ee faderalka Soomaaliya Ayaa Lagu wadaa Inay ka Wada Hadlaan Qaabka wada Hadalada U Furmayaan Iyo halka Uu ka Dhacayo.

Kulan Kani is Araga oo Dhowr Jeer Dib u Dhac Ku Yimi Ayaa Ilo Xog Ogaal Shebekada BurcoOnline.com U Sheegeen Inay Dowlada Jabuuti dal batay Inay iskugu Imaadaan Caasimada Dalka Jabuuti.

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo booqasho maalmo Ku Jooga Dalka Jabuuti Ayaa Kala hadlay Jabuuti Inay Marti Geliso Wada Hadalo Dhex Mara Dawlada Somaliland Iyo Somaliya

Comments

comments

SHARE