Deg Deg: Fanaanadi Caanka Ah Ee Khadra Silimo Oo Iska Xadirisay Itoobiye Wakhti U Mursal Aroos Galay + Sababta

Deg Deg: Fanaanadi Caanka Ah Ee Khadra Silimo Oo Iska Xadirisay Itoobiye Wakhti U Mursal Aroos Galay + Sababta

Fanaanada Caanka ah Ee Khadra Cabdi Silimo Oo Iska Xaadirisay Dalka Itoobiye Gaar ahan Caasimada Somalia Itoobiye Ee Jig-Jiga D D S I Iyada Oo xaajigaagi Mursal Muuse Cumar u aqal Cusub la Taagay Fanaanada Caanka ah Ee Hodan Cabdiraxmaan

 

Sida ay qaar ka mid ah Asaxaabteedu ku baahiyeen Fanaanada Khadra silimo aya waxa ay sheegan inay Shaw Ku Qaban Doonto oo ay la qaban Doonto Fanaaninta Axmed Zaki Iyo Fanaanada Caanka ah Ee Xamda Quween

 

Sido kala qaar ka mid ah Baraha Bulshada aya waxa ay Qorayan Inay Masayr ugu Baxday Dalka Itoobiye Sida ay wararku sheegayan Fanaaninta Hodan Cabdiraxmaan Iyo Mursal Muuse Cumar oo Meharkodu Ka Dhacay Dalka Somaliland

Comments

comments

SHARE