Xog Culus: Lacagta Laga Jaray Miisaanyada Iyo Mushaharka Madaxweynaha Somaliland Ee Ciidamada Qaranka La Siinaayo

Golaha wasiirradu Somaliland ayaa waxa ay maanta go’aamiyeen in mashaariicda horumarineed ee miisaaniyadda qaranka ee sanadka 2018-ka bilaha july ilaa iyo December laga jaro 5%(Boqolkiiba shan) lagu kabayo xaaladda difaaca qaranka, isla markaana mushaharka madaxweynaha laga gooyo 20%(boqolkiiba labaatan), halka mushaharka madaxweyne-ku-xigeenkana laga jari doono 15%()Boqolkiiba shan iyo toban), iyada oo xubnaha golaha wasiirradana laga jari doono 10%(Boqolkiiba toban).

 

Comments

comments

SHARE