Deg Deg: Maharkii Qarniga Labada Fanaan Ee Caanka ah Mursal Muuse Iyo Hodan Cabdiraxmaan Oo Meharkoodu Ka Dhacay Hargeysa + Sawirro

Deg Deg: Maharkii Qarniga Labada Fanaan Ee Caanka ah Mursal Muuse Iyo Hodan Cabdiraxmaan Oo Meharkoodu Ka Dhacay Hargeysa

Warar ay Helayso Warbaahinta Caalamiga ah Ee Shabakada Wargane News aya waxa ay u soo Xaqiijin Qaar ka mid ah Fanaaninta Kooxda Xidigaha Geeska Inay Is Maharsadan Labada Fanaana Ee Caanka ah

Fanaaninta Caanka ah Ee Mursal Muuse Cumar Iyo Hodan Cabdiraxmaan Dheere Oo Meharkodu Ka Dhacay Magalada Hargeysa Iyo Dabaal Dega Sawiro ay ku Muujiyeen

Waxana La Sheegay inay Labada Fanaan Aqal Gali Doonan Bacda Ciidka Sida ay soo Xaqiijiyen Qaar ka mid ah Kooxda Xidigaha Geeska

Comments

comments

SHARE