Somaliland: Fadeexadii U Cuslayd Oo Dul Hoganaysa Maayir Ku Xigeenka Caasimada Somaliland,Oo Ku Kacay Ficil Ka Cadhaysiiyey Bulshada Somaliland

15

Fadeexadii U Cuslayd Oo Dul Hoganaysa Maayir Ku Xigeenka Caasimada Somaliland,Oo Ku Kacay Ficil Ka Cadhaysiiyey Bulshada Somaliland
Maayir Ku Xigeenka Magaalada Hargeisa Cabdicasiis Cagaweyne Ayaa Ku Kacay Talaabo Dhabar Jab Ku Ah Qaranka Kadib Markii Calanka Dalka Itobiya Uu Ku Sharaxay Xafiiskiisa,

Maayir Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Ayaa Xarago Uga Dhigay Xafiiskiisa Calanka Itobiya Isaga Oo Dhigay Wajahada Hore,Waxaanay Arintani Si Kedisa Ula Kulmay Qaar Kamida Warbaahinta Oo Uu Masuulku Hawlo Shaqo Ugu Yeedhay,

Ficilkani Maayir Ku Xigeenku Ku Kacay Ayaa Ka Cadhaysiiyey Dadka Shacabka Ah Waxaana Siweyn Loogu Qaada Dhigay Baraha Bulshadu Ku Xidhiidho Sida Facebooga,

Maaha Markii Kowaad Ee Talaabadn Oo Kale Maayir Ku Xigeenku Qaaday Balse Waxa Jiray Marar Hore Oo Arintan Oo Kale Xafiiskiisa Kasoo Baxday,,Waxaana Is Weydiin Leh,Shaqada Uu Maayir Ku Xigeenku U Hayo Dalka Itobiya,?

Comments

comments

SHARE