Deg Deg: Siyaasi Cali Gurey Oo Ka Hadlay Colaadaha Dalka Ka Taagan Balse Muxu Ka Yidhi

Siyaasi Cali Gurey Oo Aragti Dheer Kaga Hadlay Colaadaha Dalka Ka Taagan aya waxa u Ka Qoray Geerar Sidan U  Dhigmayah Oo Ku Hal Qabsaday Geed——

 

COLAAD HURGUMOOTAY
U SII HARGAGAAFKA
HELAYSADA DHIIGU
MARKUU HELALAYDA
SIDII HARAWAATI
HAMUUNTIRO CIIDDA
DAGAAL LAGU HOOBTAY
HALYEEY KU IDLAADAY
KA SOO HIDIWAASKA

Goormay ahayd markuu Geedku ka hadlay ma cid baase dhego wax maqla yeelanaysa marka mid waliba af hadla hayo dhego maqlana doono

Comments

comments