Deg Deg: Mukhtaar Roobow Oo Imika Muqdisho Ka Dhoofay + Dalka Uu Dhoofay + Ujeedada Socdaalkiisa

Deg Deg: Mukhtaar Roobow Oo Imika Muqdisho Ka Dhoofay + Dalka Uu Dhoofay + Ujeedada Socdaalkiisa

Sheekh Mukhtaar Raabow OO Hore Uga Tirsana Xerakada Al-Shabab aya waxa laga soo Sheegaye Inu Ka Dhoofay Marki Ugu Horeysay Caasimada Muqdisho isaga oo hore iskugu soo Dhiibay Xukuumada Faderalka Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Dalka Uu Safray

Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa Markii ugu horeysay ka dhoofaya gudaha dalka Soomalia tan iyo markii uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomalia.

Abuu mansuur waxa uu qaban doona dalka sacuudiga isagoo soo cumreysan doona

Roobow oo horay u ahaa afhayeenkii xarakada al-shabaab isgo dowladda isku soo dhiibay 13-kii August ee sanadkii hore.
Wixi intaasi ka Danbeeysay Waxa uu Dagana Dhismo Ku dhex yala Xarunta Haayada Sirdoonka Soomaaliya ee Nisa ee magaalda Muqdisho 

Comments

comments

SHARE