‘’ Kaftan Halal ,Sidda Nimanka Jeegaanta Ana ,Yey Jikaar Baran ‘’.

‘’ kaftan halal ,sidda nimanka jeegaanta ana ,yey jikaar baran ‘’.

Inan maalin dhawayd nagaga soo hor baxday meel suuqa ,ayuu mid ila socday yidhi inantan maxaad ka odhan lahayd ,dabeeto waxaan idhi .

Jaah iyo iftiin iyo xaraggo joogsan iyo faayo ,

Xaragiyo jidh wadda buuxa iyo muuqashiyo joorad

Jamaalkeedu waa xuural cayn jeer la eegaba e ,

Siddii foodku meel Jaan u maray ,yuu nasiib jebin ,

Siddii qaranku dhawr jeer u lumay yey jid baad Marin ,

Sidda buuqa jilib hoose tagay ,yey jiq hooy noqon

Sidda qaybta dhinacuun jirtana ,yey janjeedh noqon ,

Sidda nimanka jeegaanta ana yey jikaar baran ,

Sidda odayga sucuudigga jirana yey jafaaf noqon ,( Ahmed H ismail) yey jafaaf noqon .

Sidda jiiftaddii baha isaaq ‘jiibta yey tuman ,

Sidda jalaladkii aw Xuseen Badhaani ,jaake yay qaban

Comments

comments

SHARE