‘’ kaftan halal ‘maxaad waydiin lahayd ‘’

41

kaftan halal ‘maxaad waydiin lahayd ‘’.

Haddii aad jaanis u hesho madaxda soo socota maxaad waydiin lahayd ?

Madaxwaynaha waxaan waydiin lahaa ,waggii ina cigaal iyo salaadiintu is hayeen ,kuraasiddii aad odayga o dhan jirtay waad isku wareejisay imika yaa inoo haya ?

Wasiirka dakhaaligga isna waxaan waydiin lahaa , wasaaraddan maadaa doortay mise waa lagguu dooray ?

Wasiirka khaarajiga isna waxaan waydiin lahaa , wasaaradan iyo tii horre iyamaad is leedahay waad ku haboon tahay ?

Maayarka hargaysa ,isna waxaan waydiin lahaa ,marka ay shaqaddu kaa dhamaato ,maxaad is leedahay waa lagugu xasuusan doonaa ?

Comments

comments

SHARE