Deg Deg:  Jeneraal Moorgan Oo Hanjabaad Culus U Soo Diray Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Shacabka Somaliland

Saaxiibkay Muuse Biixi Cabdi Dad in badan is yaqaan ayaanu Nahay Nasiib daro waxaa ah inuu maanta jahwareer Ku bilaabo dadka somaliyed ee maamulkiisa ah oo uu maalinba meel turin dagaal kaga furo

Muusow Nabad cidii kaama jeclaan jirine umada rabshada ka dhaaf xiligeedii majoogtid maanta ee umada masaakiinta ah danahooda saxda ah garo

Nabad jaceylka walalkay Muuse Biixi waxaan xasuustaa bariguu ciidanka cirka ahaa inaan Maalin hawlgeliyay asaga iyo saraakiil kale shaqa adagna udiray , halkii laga rabay inuu diyaaradda fuulo ayuu sagoo Diidan shaqada Wuxuu sameeyey inuu Lugta iska dhaawaco oo xabad iskaga dhufto si hawlgalka looga reebo , marka Masuul kii saas ahaa inuu maanta dagaal Ku baaqo waa Isbadalka Cimilada ee hadda jira Sidaan Filaayo.

Subax Suuban oo Sareedan Dhamaantiin , Salaamulaahi.

 

Comments

comments

SHARE