Deg Deg: Cali Gurey Oo Ka Hadlay Dagaalada Tuko-Raq Iyo Erayga Jeegaanta Balse Muxu Ka Yidhi

Siyaasi Cali Guray Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Erayga Jeegaanta Ee U  Bixiyey Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Tis Qaaday Iyo Maqaal Kooban Oo Kaga Hadlay Cali Gurey Maamulka Garoowe

 

Bal hadda dad isku camal iyo falaad maaha eh kuwan Garoowe ka hadlayay ee jeegaanta uun afka loogu riday ee ku leh Kantaroolka Boosaaso ayay nagu weerartay jeegaantu eega. Waxay ka hadlayaan tu yar oo gaaban oo Gebilay iyo Caynabo ahe tu Hargeysa iyo Muqdisho ah hadaanu ku samayno oo ciidanka Hargeysa ka dhaqaaqa iyo ka Xamar ka soo dhaqaaqaa ay Gaalkacayo ku kulmaan oo iyagoo wada socda Kismaayo galaan maxay yeeli lahaayeen? Ilayn Isaaqu waa ninkii waalaa ee la yidhi “Alla aqalka ha gubin…. aqalka ha gubin” ee yidhi waaba i xasuusiseen oo wax aan ka suurtoobi karini ma jiro eh. Tolaayeeyda uun bay hayaane wallaahi inay soo dhaqaaqi Biyomaal Baraawiyo Fadhiya Wabiga Baaciisu

Comments

comments

SHARE