Beelaha Habar Yoonis bari oo saddexdii maalmood ee ugu danbeeyey uu shir uga socdey deeganka Goof ee koonfurta magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa ay galabta soo saareen go,aamo .

Go,aamada ayaa qaar ka mid ahi waxaa ay khuseeyaan dagaalka labada beelood ku dhex maray deeganka Ceel Afweyn iyo Arinta Taliye Caare .

Waxaa ay madax dhaqameedka beelaha Habar Yoonis Bari ay sheegen in Taliye Caare uu beeshan ka mid yahay , isla markaana uu ku jiro talada madax dhaqameedka iyo taladooda isla markaana ay iyaga la go,aan yahiin

Comments

comments

SHARE