‘’ Kaftan Halal Jeegaanta Hala Rusheeyo’’. W/Q Axmed Nuur Guruuje

’ kaftan halal ,jeegaanta hala rusheeyo’’.

Inkastoo aanan ahayn dadka rumaysan in baaldiyaddii biyaha ahaa ee dadka hargaysa laggu saydhayay ay dawo yohiin ,inkastoo aanan aaminsanayn in qasabadihii biyaha ahaa ee Bali-gubudle dadka laggu rushaynayay ay dawo yihiin ,hassa yeeshee kol haddii ay sheekaddi burco gaadhay oo ay booyaddo biyo ah Marayso .waxaabad moodaa in rushadan wax ka jiraane ,waxaan odhan lahaa ,dadka aaminsan aragtidda jeegaanismka oo ah shaki iyo sed-bursiimo doon hala buufiyo ,si allé çabsidda iyo baqdinta uga daweeyo ,cadaaladda ,isaaq Nimadda iyo somalilaymimadana ugu soo dabaalo .

Comments

comments

SHARE