Deg Deg: Xaalada Degmada Tuka-Raq Oo Cirka Isku Sii Shareeraysa + Ciidamo Cusub Iyo Hub Cusub Oo Hada La Keenay

Deg Deg: Xaalada Degmada Tuka-Raq Oo Cirka Isku Sii Shareeraysa + Ciidamo Cusub Iyo Hub Cusub Oo Hada La Keenay

Maamulka Puntland Oo Hada Hub Iyo Ciidan Cusub Soo Tumay Deeganka Tuka-raq Ee Ay Isku Hor Fadhiyaan Ciidamada Maamulka Puntland Iyo Ciidamada Qaranka Somaliland

Warar Hada Naga soo Gadhaye Dhanka iyo Maamulka Puntland aya waxa ay sheegayan inay Ciidamo iyo Hub Casri ah ay keenan Malaashiyaadka Maamulka Puntland Fadhiisinada Labada Ciidan ee is Hor Fadhiyey

Sido kala waxay soo Xaqiijiyaan inay Hubka Wada Diyaariyaan Ciidamada Puntland oo ay ku soo Jeediyaan sooma Jeestayaasha Qaranka Somaliland, Waxana La Sheegaya Inay Ciidamada Maamulka Puntland Abaabulaan Duulan ka Dhan ah Somaliland

 

Comments

comments

SHARE