Deg Deg: Madaxweyne Camey Iyo Ciidamo U Hoggaminayo Oo Ku Sii Jeeda Tuka-Raq + Ujeedada Socdaalkiisa + Jawiga Tuka-Raq

39

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ku Sii Jeeda Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamo U Hoggaminayo + Xaalada Oo Cirka Maraysa

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Mr Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo maalmihi Ugu Danbeysay Ku Sugna Gobalka Buuhoodle aya waxa u Maanta U Anbo Baxay Dhinacaa Iyo Degmada Tuka-Raq

Warar Lagu Kalsoon Yahay oo naga Soo Gaadhaye Dhina Iyo Magaalada Buuhoodle aya waxa ay sheegayn Inu Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland u anbo Baxay Degmada Tuka-Raq

Iyada Oo Maalinti Shalayto Lagu Wareejiyey Ciidamo iyo Hub Aya waxa la sheegay inu Ciidamadi U Qaday Dhanka Iyo Degmada Tuka-Raq ee ay isku Hor Fadhiyaan Dagaalka Ciidamada Qaranka Somaliland

Waxana La sheegay Inu Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Diyaarinayo Sidi Uu Kicin Laha Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland

Comments

comments