Deg Deg: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Hees Ku Karbaashay Somaliland Iyo Maamulka Puntland

24

Deg Deg: Fanaanka Nimcaan Hilaac Oo Hees Ku Karbaashay Somaliland Iyo Maamulka Puntland

Fanaanka Caanka ah Ee Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Nimcaan Hilaac oo Hees Cusub Ku Karbaashay Umada Somalida Gaar ahan Somaliland Iyo Maamulka Puntland aya waxa u Soo Saaray Hees Sidan U Dhigmatah Oo Uu ku Baahiyey Bartiisa Facebooga

BAL MAXAAD U KALA GURI ,
BAL MAXAAD U KALA GOYN ,
BAL MAXAAAD U KALA GEYN ,
BAL MAXAAD GUMAADKIYO
GOBLAN-KOODA UGA TALIN ,
UMMADD GEYI KU WADA NOOL . !!!

Comments

comments

SHARE