Bisha rabadaan ee aduunka oo dhan shaydaanka lagga xidho ,geeska afrika gaar ahaan inta soomaalidu degto xasaradaha ayaa kusii Kordha . W/Q Ahmed Nuur Guruuje

‘’ xadhigga shaydaanka’’.

Bisha rabadaan ee aduunka oo dhan shaydaanka lagga xidho ,geeska afrika gaar ahaan inta soomaalidu degto xasaradaha ayaa kusii Kordha .

Dagaaladda u dhaxeeya somaliland iyo puntland waxay bilowdeen rabadaantii 2004 ,inta badan isku dhacyadaas soo jiitamayna dhicistoodu waxay u badnaayeen xiliyo rabadaana .

Dagaaladda ka socda buuralayda galgala iyana inta badan waxa la Maqlaa bisha rabadaan,dhinaca kale dilalka iyo qaraxyadda Mogadishu iyana rabadaanta ayaa aad loo maqlaa ,siddaa markay tahay waxaad is odhanaysaa ,to low shaydaanka waatan rabadaanta la xidhee,tolow ma geeska afrika laggu xidhaa .

Comments

comments

SHARE