Deg Deg: Shirki Golaha Wasiirada Puntland Oo Lagu Dhawaaqay In Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland Lagu Qaado + Ciidamo Tirro Badan Iyo Hub Culus Oo La Soo Dhoobay Tuka-Raq + Xaalad Dagaal Laga War-Warayo

Deg Deg: Shirki Golaha Wasiirada Puntland Oo Lagu Dhawaaqay In Dagaal Ka Dhan Ah Somaliland Lagu Qaado + Ciidamo Tirro Badan Iyo Hub Culus Oo La Soo Dhoobay Tuka-Raq + Xaalad Dagaal Laga War-Warayo

deg-deg-maamulka-puntland-oo-ciidamo-tirro-badan-iyo-hub-badan-soo-dhoobay-degmada-tuka-raq-jawi-dagaal-oo-laga-dareemayo-tuka-raq

Warar Naga soo Gaadhaye Dhinaca Iyo Magaalada Tuka-Raq aya waxa ay soo Xaqiijinayan In Maamulka Puntland ay soo Dhooban Ciidamo Aad U Badan Iyo Hub Culus

Dhinaca Kala Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Puntland aya waxa ay Iclaamimyaan Dagaal Ka Dhan ah Somaliland oo ay U Gacantaagan Dhamaan Wasiirada Iyo Waxa Sheegta Maamulka Puntland

Sido kale Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland oo ku sugan Magaalada Buuhoodle aya waxa u iclaamiyey Inu Dagaal Ka Dhan ah Qaadi Doono Somaliland

Sido kala Goob Joogayaal Ku Sugan Degmada Tuka-raq aya waxa ay soo Xaqiijiyan Inay Ciidamada Maamulka Puntland Soo Dhooban Hub aad U Badan Iyo Ciidamo oo ay Dagaal Diyaar U Yihiin

Comments

comments

SHARE