Deg Deg: Dekeda Berbera Oo Laga Soo Dejiyey Qalab Casri ah Oo La Yidhaa (Pilot boat)

60

Deg Deg: Dekeda Berbera Oo Laga Soo Dejiyey Qalab Casri ah Oo La Yidhaa (Pilot boat)

Dekeda Somaliland Berbera aya waxa marki ugu Horeysay Laga Soo Dajiyey Qalab Casri ah Oo laga soo Xidhi Doono Dhamaan Maraakibta Iyo Wixii u baahda In Lagu soo Jiido

Meerayaha Oo Arintaasi Ka Hadlaya aya waxa u Yidhi Sidan “Waxaanu ku guulaysanay in aannu u soo iibino Dekedda Caalamiga ah Ee Berbera Tug boat-ka Maraakiibta soo xidha , Pilot boat iyo Navigation Lights si habeenkii Maraakiibta loo soo xidho.
Qalabkan waxay kasoo dhaqaaqeen Wadanka Turkiga oo aannu ka soo iibinay, Waxaanay inagu soo gaadhi doonaan sida ugu dhakhsaha badan insha alah si horumarka Dekedda Berbera ku soo foolka leh aannu ka maamul dawlad ahaan qayb uga noqono.

Comments

comments

SHARE