Deg Deg: “Anagu Maanta Buuhoodle Umaanu Imaan Waxkale Waxaanu u Nimid Dagaal Iyo Calaf” Cabdikariin Cumar,,

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Oo Si Miisan Culus Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Buuhoodle Aya Hanjabaado Culus Iyo weedho Dagaal ah kaga Hadlay Magaalada Dhexdaada Kuna Baaqay Inu Dagaalami Doono

Sido kale Mr Cabdikariin Cumar waxa u sheegay inaanu u iman Magaalada Buuhoodle Arrimo Siyaasadeed Ee Lkn uu Yimiday Sidi u Calafkiisa U qadi Laha Xalkan Ka Daawo weedho Xanaf lah Oo U Hawada Marinayow

 

Comments

comments

SHARE