War Deg Deg Ah: Fanaanada Ugbaad Aragsan Oo Xamar Ka Degtay Iyo Ujeedada Socdaalkada

121

War Deg Deg Ah: Fanaanada Ugbaad Aragsan Oo Xamar Ka Degtay Iyo Ujeedada Socdaalkada

Fanaanada Caanka ah ee Ugbaad Aragsan Oo Xamar Ka Degtay Iyo Ujeedada Socdaalkada Sida ay Helayso Warbaahinta Caalamiga ah Ee Wargane News aya waxa ay Hada soo Gaadhay Inay Fanaanada Caanka ah Ee Ugbada Aragsan ay Xamar ka Degtay

Fanaanada Caanka ah aya waxa la sheegay inay shaw ku qaban doonto Muqdisho shawga Ciida oo lagu sharfay sida ay soo xaqiijiyan Wariyaal Ku sugan Muqdisho

Wargane New

Office London

Comments

comments

SHARE