Deg Deg: Jawiga Saaka Iyo Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamo Tirro Baddan Oo La Soo Dhoobay + Dagaalo Laga Cabsi Qabo Inay Ka Curtan

Deg Deg: Jawiga Saaka Iyo Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamo Tirro Baddan Oo La Soo Dhoobay + Dagaalo Laga Cabsi Qabo Inay Ka Curtan

Jawigga Saaka Degmada Tuka-raq oo Ciidamo Tiro Badan Oo la Soo Dhoobay Fadhiisinada Maamulka Puntland Iyada Oo Labada Ciidanba ay is Hor Fdahiyaan aya waxa laga Cabsi Qaba Inu Had Iyo Jeer Dagaal Ka Curto

Sida Bahda shabakada Wargane ay u soo Xaqiijiyeen aya waxa ay soo Xaqijiyeen In Maamulka Puntland ay soo Dhooban Ciidamo Badan iyada oo lagu Jiro Had Iyo Jeer Heegan Culus

Waxanay Sheegan in Had Iyo Jeerba ay meesha ka Qarxi Karan Dagaalada Joogtada Noqday Mar Hadi Labada Ciidanba Is Hor Fadhiyaan

Comments

comments

SHARE