Deg Deg: General Morgan Oo La Sheegay Inu Ku Dhaawacmay Dagaalki Tuka-Raq Oo La Soo Xaqiijiyey Balse Xalku Ka Dhawamay + Xaaladiisa Caafimad

Deg Deg: General Morgan Oo La Sheegay Inu Ku Dhaawacmay Dagaalki Tuka-Raq Oo La Soo Xaqiijiyey Balse Xalku Ka Dhawamay

Warar lag kalsoon Yahay oo hada soo gaadhayah Xafiiska wararka Ee Shabakada Wargane News aya aya waxa ay sheegayan in General Morgan lagu Dhaawacay Dagaalki U dhexeeyey Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maamulka Puntland

General Moragan aya waxa la sheegay inu shaxda u degayey Ciidamada Maamulka Puntland Ee Dagaalka Kula Jiray Ciidamada Qaranka Somaliland Oo ay Ciidanka Qaranku La Beegsadan Madfac oo laga Jaray Gaadhigi U Saarna Ee U Shaxda Ku Degayey

Waxana la sheegay in Dhawaciisi Loo Qaaday Magalada Nayroobi oo ila wakhti Xaadirkan Dhakhtar U Jiifo Xaalada Caafimaad Iyada oo la sheegay in Madaxa Iyo OLugta Bidix U Dhaawac Culus Ka Qabow

Comments

comments

SHARE