Deg Deg: Ciidamada Maamulka Puntland Oo Hub Culus Iyo Iyo Ciidan Badan Soo Dhoobay Degmada Tuka-Raq Iyo Jawi Dagaal Oo La Filayo Inu Ka Curto Labada Ciidan

Deg Deg: Ciidamada Maamulka Puntland Oo Hub Culus Iyo Iyo Ciidan Badan Soo Dhoobay Degmada Tuka-Raq Iyo Jawi Dagaal Oo La Filayo Inu Ka Curto Labada Ciidan

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Naga Soo Gaadhayah Jiida Hore Ee Degmada Tuka-Raq aya waxa ay sheegayan Malaashiyeedka Maamulka Muqdisho ay Caawa Fiidki Soo Dhooban Ciidamo Aad U Tirro Badan Iyo Hub Aad u Badan oo Ay Ku Soo Jediyeen Ciidamada Qaranka Somaliland

Ciidamada Maamulka Puntland aya waxa Iyo Madaxdoodaba waxa ka Go,an Had Iyo Jeer Sidi ay Ay Dagaal Culus Ugu Soo Qaadi Lahayn Ciidamada Qaranka Somaliland Iyada Oo ay Had Iyo Jeet Madaxdoodu Ku Dhawaaqan Inay Dagaal Ku Qaadi Doona Somaliland

Sida Madaxweyne Ku Xigeenkoda Oo Wakhi Xaadirkan Ku Sugan Magalada Buuhoodle Ugu Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan ah Somaliland Aya Iyagana Had Iyo Jeer waxa ay Diyaar U Yihiin Sidi ay U Gali Lahayan Dagaal Culus

Sida ay shabakada Waragane Wararku  Nagu soo Gaadhayan aya waxa ay sheegayn In Had Iyo Jeet Goobta u Ka Istaadhmi Karo Dagaal Maadama Labada Ciidan Hub Isla Hor Fadhiyo waxbana anay isku Jirin

Comments

comments

SHARE