Deg Deg: Kooxda Xidigaha Geeska Oo Laba Garab U Kale Jabtay Iyo Sida Ay U Kale Jaban + Laabsaalax Iyo Cirro Oo Kala Saftay + Sababta

Deg Deg: Kooxda Xidigaha Geeska Oo Laba Garab U Kale Jabtay Iyo Sida Ay U Kale Jaban + Laabsaalax Iyo Cirro Oo Kala Saftay + Sababta

Kooxda Xidigaha Geeska Aya waxa u Khliaaf Xoogani soo Kale Dhex Galay Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo ay Hore Uga Cayriyeen Xilka Guddoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska

Iyaga Oo Si Ku Meel Gaadha U Doortay Al-Fanaan Mohamed Axmed Bakaal Cirro Inu Sii Ahado Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah

Iyada Oo U Xasan Dhuxul Laabsaalax U Ku Soo Laabtay Kooxda Xidigaha Geeska aya waxa ay u kale Jaban Fanaaninti Xidigaha Geesku Sida Tana

Waxana Raacay Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Fanaanintan Hoos Ku Qoran

Hodan Cabdiraxmaan Dheere Iyo Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo Iyo Fanaanka Axmed Arshe Iyo Fanaanka Khaalid Messi Iyo Fanaanka Yar Ee Nimcaan Onkod Iyo Asma Saban

Xalka ay Fanaanka Mohamed Axmed Bakaal Cirro ay Racaan Fanaanin aad u Miisan Culus Oo Ay Ka Mid Yihiin : Mursal Muuse Cumar Iyo Cabdiraxmaan Odey Iyo Khadra Cabdi Silimo Iyo Ugbaad Aragsan Iyo Ifraah Hargeysa Iyo Asma Love Iyo Axmed Wali Furinle Iyo Fanaanka Bk Oo La Tuhunsan Yahay Inu Raacay Iyo Inu Ka Baxay

Comments

comments