Deg Deg: Fanaanada Kiin Jamac Oo Somaliland Ka So Degi Doonta Iyo Gobalk Ka Mid Ah Oo Ay Ku Soo Degi Doonto + Nimcaan Hilaac Oo La Socda

Deg Deg: Fanaanada Kiin Jamac Oo Somaliland Ka So Degi Doonta Iyo Gobalk Ka Mid Ah Oo Ay Ku Soo Degi Doonto  Nimcaan Hilaac Oo La Socda

Fanaanada Caanka ah Ee Kiin Jamac Aya Bacada Iiidka Ku soo Beegan Dalka Djabouti oo ay Shaw Ku Qaban Doonto Iyda oo la qaban Doonta Fanaanka Caanka ah Ee Nimcaan Hilaac Oo Ay Ku Wahelin Doonan SHawga Mustafe Karama Iyo Fanaanada Xamda

Waxan warar lagu kalsoon Yahay Oo soo Gaadhayah Bahda Wargane aya waxa ay Xaqiijinayan inay Fanaanadu ka soo Degi Doonto Somaliland gaar ahan Gobalka Awdal oo ay shaw Ku Qaban Doonto Iyada Oo U La Qaban Doono Fanaannka Caanka ah Ee Nimcaan Hilaac

Balse Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta aya laga Yaabah Inay Ka Hasho Shawgaa Oo ay Joojiso Madaama Laga Joojiyey Shawgi Fanaanada Nasteexo Indho oo u shekh Khaliil Ka Baajiyey Sanadki Hore

Comments

comments

SHARE