Deg Deg: Jannadi Hargeysa Ayuu Diiday Ee Ma Cadaabta Muqdisho Ay Hayan Siyaasi Cali Guray Oo Kabaha La Dul-Maray Guddoomiyaha Cusub

Deg Deg: Jannadi Hargeysa Ayuu Diiday Ee Ma Cadaabta Muqdisho Ay Hayan Siyaasi Cali Guray Oo Kabaha La Dul-Maray Guddoomiyaha Cusub

Shaqaa dagatay! Anigu lama yaabani waayo hadii Jannada Hargeysi ku diido cadaabta Muqdishaba way ku qaadan. Ninkan iyo inta kale ee la midka ahba waa sidaa xaalkoodu wax inoo cusubna maaha. Hadii berri xilka laga qaado wuu ina hayaa. Sheekadani wax xisbi loo nisbayn karo maaha waa go’aan shakhsi

Comments

comments

SHARE