Deg Deg: Cali Khaliif Oo Maanta Ku Sii Jeeda Jiida Hore Ee Degmada Tuka-Raq Iyo Xaalada Tuka-Raq

Deg Deg: Cali Khaliif Oo Maanta Ku Sii Jeeda Jiida Hore Ee Degmada Tuka-Raq Iyo Xaalada Tuka-Raq

Warar Naga Soo Gaadhayaha Dhanka Iyo Gobalka Sool aya waxa ay Tibaxayan Inu Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galay Aya waxa inu maanta u sii jeedo dhinaca iyo Degmada Tuka-Raq Ee Gobalka Sool

Degmada Tuka-Raq oo ay ku suganyihiin Wasiirka Caafimadka Xukuumadda Somaliland oo u Gurmaday Xaalada Ka Taagan Degmada Tuka-Raq Ee Gobalka Sool

sido kale Cali Khaliif Galaydh aya waxa U Kormeer Ku soo mari  Doona Sida loo Xaqijiyey Bahda Wargane Ila Degmada Dul-Qabow Oo Garoowe u Jirta 20 Km wax ka Yar Lamana Garan Karo Ujeedad Socdaalkisa Pro Cali Khaliif Galaydh

Sido kale waxa la sheegay Inu Maamulka Puntland Loo soo Dhoobay Ciidamo Aaad u badan oo Xadka Tuka-raq Ay is Hor Fadhiyaan Labada Ciidamo

Comments

comments