Deg Deg Ah: Magacyadda Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan Qaar Ka Mid Ah Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Tuke-raq

Waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa akhristayaasha shabakada wararka ee Wargane.com magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan qaar ka mid ah maxaabiistii Puntland lagaga qabtay dagaalkii dhawaan Tuka-raq dhex-maray ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul gobolleedka Puntland oo aanu helnay iyaga oo dhaawac ah.

Waxaa ay kala yihiin sidan:

Cabdinaasir Cismaan Cali (Majeerteen, Cumar Maxamuud, Reer Xirsi)

Cabdinuur Maxamed Cabdillee(Majeerteen, Cumar Maxamuud, Reer Xirsi)

Mahad Nuur Cali (Majeerteen ,Ciise Maxamuud, Reer Yoonis)

Maxamed Cali Ceynab (Majeerteen,Osmaan Maxamud)

Faarah Mohamud Abdi (Majeerteen, Reer Ali Maxamuud)

Mohamed Said Susuf (Leelkase)

Maxaabiistan ayaa badhkood la keenay xabsiga dhexe halka qaarna lagu dawaynayo Cisbitaalka magaalada Burco

Comments

comments

SHARE